Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ganacsato Muqdisho ka hir-geliyay warshad shiidda galleyda


Ganacsato Soomaali ah oo duleedka magaalada Muqdisho ka hir-galiyay warshad weyn oo shiidda gallayda, ayaa sheegay inay hadafkoodu yahay sidii ay beeralayda gudaha u dhiirigalin lahaayeen.

Ganacsatadan ayaa sheegey in ay doonayaan in la helo kayd dib loogu laabto marka ay dhacaan dhibaatooiynka abaaraha iyo daadadku ay dhaliyaan. Sameynta warshaddan ayaa sidoo kale fursad shaqo u noqotay tiro dhalinyaro ah. Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Seynab Abuukar.

Warshad shiidda galleyda oo Muqdisho laga hergaliyay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:23 0:00

XS
SM
MD
LG