Wasaaradda Beeraha ee Somaliland ayaa ka digtay Ayax kasoo hayaamay dalka Yemen oo halis gelin kara dalagyada ku yaalla beeraha Somaliland.
Arrintan ayaa wariyaheenna Borama Hashim Sheekh Cumar Good uu ka wareystay Mukhtaar cabdiraxman Cilmi, madaxa Xafiiska Ayaxa iyo Cayayaanada iskaga gudba xuduudaha ee Wasaarada Beeraha Somaliland.
Facebook Forum