Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qatar: Wadahadaladii Dawlada Afghanistan iyo Taliban oo soo Gebagaboobay.


Washington DC: War ay si wadajir ah u soo saareena ayay ku sheegeen labada dhinac inay xoojinayaan baahida loo qabo in tirada dhimashada dadka rayidka ah ee dalkan ay dagaalada sokeeye aafeeyeen gebi ahaanba la soo afjaro islamarkaana laga midho dhaliyo wadaxaajoodyada u dhaxeeya Taliban iyo Maraykanka ee ka socda magaalada Dooxa.

Sidoo kale waxa ay xoojiyeen baahida loo qabo in dhamaan dhinacyada lagu soo daro wada hadalada si loo soo afjaro colaada muddada 18-ka sano socotay.

XS
SM
MD
LG