Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barlamaanka oo Ansixiyay Xeerka Saxaafadda


Baarlamaanka Soomaaliya
Baarlamaanka Soomaaliya

Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay sharciga xeerka saxaafadda Soomaaliya.

Waa marki labaad ee ay baarlamaanka muddo saddex sano gudahood ah ku ansixiyaan sharci quseeya saxaafadda Soomaaliya. Warbixintaan waxaa Muqdisho kasoo diray Cabdulqadir Maxamed Cabdulle.

Dhageyso warbixinta oo dhameystiran
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:23 0:00

XS
SM
MD
LG