Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jadwalka doorashada Jubaland oo la shaaciyey


Jubaland
Jubaland

Guddiga doorashada maamul goboleedka Jubaland ayaa maanta shaaciyey jadwalka doorashada madaxtinimo ee Jubbaland.

Guddiga ayaa shaaca ka qaaday jadwalka xilli madaxweynaha musharraxa ah ee uu waqtiga kasii dhamaanayo ee Jubaland Axmed Madoobe uu maanta dib ugu laabtey magaalada Kismaayo.

Qaar ka mid ah musharrixiinta la tartamaya Axmed Maxamed Islaan oo hadda xilka haya ayaa horey walaac uga muujiyey hannaanka doorasho ee Jubbaland iyo soo xulista baarlmaanka dooran doona madaxweynaha.

Wariyaheenna Cabdulqaadir Samakaab ayaa guddoomiyaha guddiga doorashooyinka maamul goboleedka Jubaland Xamze Cabdi Barre weydiiyey sababta ay ugu soo beegeen shaacinta jawdalka doorashada isla maanta oo madaxweynaha Jubaland uu Kismaayo dib ugu soo laabtey.

Jadwalka doorashada Jubaland oo la shaaciyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:03 0:00

XS
SM
MD
LG