Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad Itoobiyaan ah oo lagu dilay Boosaaso


Boosaaso
Boosaaso

Labo tahariibe oo midi ay haweeney tahay ayaa toogasho lagu dilay saddex kalana waa lagu dhawacay, kadib markii saaka waabergii ay dablay hubaysani rasaas ku weerareen labo gobood oo kala gedisan oo maagalaad Boosaso ka mid ah.

Dhamaan, tahariibayaashaasi la weeraray ayaa u dhashay dalka Ethiopia.

Wariyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintaan nooga soo dirtay magaalada Boosaso

Dad Itoobiyaan ah oo lagu dilay Boosaaso
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:04 0:00

XS
SM
MD
LG