Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka oo Dib u Billaabay Taageerada Ciidaka Soomaaliya


Ciidamada
Ciidamada

Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay inay dib u bilaabayso taageeradii ay siin jirtay ciidamada dawladda Soomaaliya.

Kaalmadaasi ayaa la joojiyey bishii December ee 2017-kii, xilligaasi oo ay soo baxeen eedo ku saabsanaa musuq maasuq oo ka dhan ah ciidamada Soomaaliya.

Maraykanku waxa uu sheegay inuu si tijaabo ah uu u billaabi doono kaalmaynta ciidanka Soomaalida gaar ahaan cutubyada ku sugan gobolka Shabeellada Hoose.

Sahra Cabdi Axmed ayaa warbixintan noo diyaarisay.

Mareykanka oo dib u billaabay taageerada ciidamada Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:40 0:00

XS
SM
MD
LG