Soomaaliya waxaa maanta laga xusay maalinta xorriyadda 1-da July, iyadoo habeenkii xalay saqdii dhexe la saaray calanka Soomaaliya.
Waxaa sidoo kale maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabado lagu maamuusayo xorriyadda iyo 59-guurada kasoo wareegtay markii ay is-raaceen labada gobo lee Waqooyi iyo Koonfur.
Magaalooyinka kale ee laga xusay 1-da July waxaa ka mid ah magaalada Baydhaba.
Warbixinada waaa noo soo diray weriyaasheena Muqdisho iyo Baydhaba.