Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madasha Dhalinyarada: Xaaladda Waxbarasho ee Degmada Jawiil


Waxa jiro dhalinyaro fara badan oo inta ay wax barashada aas'aasiga ah ku qaataan deegaannadooda, balse midda sare u raadsada gobollada kale ee dalka ama dibadaha.

Dhalinyaradaasi waxa qaarkood ay dib ugu soo laabtaan deegaannadii ay ka tageen markii hore. Muxuddiin Cabdulle Cabduraxmaan, waa maamulaha dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee Jawiil ee degmada Jawiil, gobolka Hiiraan. Waxa uu waxbarashada aas'aasiga ku qaatay gobolka Hiiraan. Waxase Jaamacadda Muqdisho ee Muqdisho ka soo bartey cilmiga Biochemistry.

Barnaamijka Madasha Dhalinyarada ee Toddobaadkan ayuuna marti ku yahay. Jamaal Axmed Cismaan oo qadka telefoonka kula xiriirey. Waxana uu weydiiyay marxaladihii uu soo maray dugsiga degmada Jawiil.

Madasha Dhalinyada-Dugsiga Sare ee Jawiil
please wait

No media source currently available

0:00 0:17:31 0:00

XS
SM
MD
LG