Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gaadiidka AMISOM oo Dilay 3 Soomaali ah


Gaadiidka Gaashaaman ee AMISOM ayaa waddada u dhaxaysa Mogadishu iyo Afgooye ku jiiray mooto ay la socdeen labo ka mid ah ciidamada dowlada Somalia iyo wadihii mootada oo ay soo kireysteen.

Maydadka saddexda qof ayaa la sheegay inay muddo waddada yaalleen, iyada oo markii dambe la geynayey Isbitaalka Madiina, markaas ka dibna loo qaadayey xarunta CID, halkaas oo baaritaano dheeri ah lagu sameeyeynayo.

Cumar Jaylaani oo ay walaalo yhiin Sheegow Jeylaani oo ah wadihii mootada ee geeriyooday ayaa Sahra Cabdi Axmed uga waramay geerida walaalkii.

Dhageyso Dhimashada Ciidanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:30 0:00

XS
SM
MD
LG