Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada Danab oo deegaano ka qabsaday Al-Shabaab


Ciidamada Soomaaliya
Ciidamada Soomaaliya

Ciidanka dawladda Soomaaliya ee Danab ayaa kooxda Al-Shabaab kala wareegay degaano ku yaala gobolka Shabeelaha hoose, isda uu VOA-da u sheegay Mowliid Axmed Xasan oo u hadlay ciidankaasi.

Degaannada ay Danab la wareegtay ayaa waxaa ku jira tuulooyin hoos yimaada Bariirre, iyo sidoo kale degaanka la yiraahdo Ceel-Saliin oo ay in muddo ah haysteen Kooxda Al-Shabaab.

Qabsashadan ayaa imanaysa ayada oo ciidanka ay dhowaanahan Shabaab kala wareegeen dhowr deegaan oo ka tirsan gobolka.

Caasho Ibraahim oo la hadashay Mowliid Axmed Xasan ayaa ugu horreyn weydiisay degaanada ay qabsadeen iyo waxa loo beegsaday.

Ciidamada Danab oo deegaano ka qabsaday Al-Shabaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:32 0:00

XS
SM
MD
LG