Madaxweynaha Mamaul Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa aqbalay in doorashada hoggaanka Mamaul Goboleedkaasi la qabto.
Xaaf ayaa dhinaca kale sheegay inuu burburay heshiiskii Galmudug iyo Ahlu Sunna Wal-Jamaaca ay galeen sannadkii 2017-ka.
Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda Galmudu, waxaa warbixintan nooga soo diray weriye Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq.
Facebook Forum