WASHINGTON. D.C —
Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa ku hanjabay in tallaabo laga qaadi doono xildhibaanada ka baaqa fadhiga baarlamaanka.
Mushkiladda soo xaadir la'aanta baarlamaanka, waxaa warbixintan ku eegaya wariyaheenna Muqdisho, Cabdulqadir Maxamed Cabdulle.