Kadib xafladdii furintaanka, waxaa wada ciyaaray xulka tartanka marti galinaya ee Masar iyo xulka Zimbabwe, iyada oo natiijadii ciyaartuna ay ku dhamaatay 1-0 ay guushu ku raacday dalka Masar.
Ciyaaraha ayaa ka kala dhacaya gobolada Qaahira, Alexandria, Ismaaciliya iyo Suez.