Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wafdi senataro ah u kuur galaya dilalkii Gaalkacyo


Xarunta Aqalka Sare
Xarunta Aqalka Sare

Xubno ka tirsan Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo.

Xubnahan ayaa u kuura galaya dilal dhawaan ka dhacay magaalada iyo dhacdooyin dad ka soo jeeda gobolada koonfureed ee Soomaaliya lagu dillay.

Safarka mudanayaasha ayaa ku soo beegmaya iyadoo maanta maamulka Galmudug uu soo saaray amar ka mamnuucaya diyaaradaha taga magaalada Dhuusa-Mareeb inay soo qaadaan xubno ka tirsan dowladda Soomaalia.

Wariyaha VOA-da Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa warbixintan inoo soo diray.

Wafdi u kuur galaya dilalkii Gaalkacyo
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:39 0:00

XS
SM
MD
LG