Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nabaddoon xalay lagu dilay Kismaayo


Kismaayo

Koox bistoolado ku hubaysnaa ayaa xalay fiidkii magaalada Kismaayo ee Gobbolka Jubada Hoose ku dilay Nabadoon Cabdiqaadir Ibraqhim Xassan oo loo yaqaano (Ibraahim Garreey) oo kamid ah Odayaasha dhaqanka magaaladaasi.

Kooxihii dilka gaystay ayaa la sheegay inay baxsadeen. Maamulka Jubalandayaan wali wax faah faahin ah ka bixin dilka xalay ka dhacay magaalada Kismaayo.

Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintaan kasoo diray magaalada Nairobi.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:17 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG