Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xubno ka tirsanaa Shabaab oo duqeyn lagu dilay


Shabaab

Milatariga Maraykanka ayaa sheegay inay laba duqyamood shalay ka gaysteen nawaaxiga magaalada Jlib ee Gobolka Jubba Dhexe, kuwaas oo ay ku dileen laba ka tirsna maleeshiyada Al-Shabaab.

Milataraiga Maraykanka ayaa sheegay inay duqayntaasi ay iskaashi kala sameeyeen laguna gacan siinayey dawladda Soomaaliya.

Warar laga helayo dadka degaanka ayaa sheegay in mid ka mid ah dadka la bartilmaameedsaday uu ahaa sarkaal sare oo ka tirsan Al-Shabaab.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG