Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baahida dhiigga ee Soomaaliya ka jirta


Maanta waxaa dunida laga xusayaa maalinta dhiig ku deeqidda caalamka.

Soomaaliya waxay kamid tahay meelaha ay qalalaasaha ka dhacaan ee dunida, sida qaraxyada iyo iska hor imadyada hubeysan dadka ay ku dhaawacmaan.

Helista ama keydinta dhiigga waa baahida ugu weyn ee la qabo marka qaraxyada ama iska hor imaadyada ka dhacaan Soomaaliya.

Hadaba wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Samakaab ayaa arrinkan ka wareystey gudoomiya hey’adda dhiig ku deeqista Soomaaliya Dr Cumar Cabdiraxmaan Xabeeb. Waxuu marka hore weydiiyey sidee ayey ku helaan dadka dhiiga ku deeqaya marka ay jirto baahi dhiig oo deg deg ah.

Baahida dhiigga ee Soomaaliya ka jirta
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:20 0:00

XS
SM
MD
LG