Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo heshiis kala saxiixday


Heshiiska

Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa maanta magaalada Muqdisho ku kala saxiixday heshiis mashruuc dib loogu dhisayo wadooyinka gobolada iyo Muqdisho isku xira oo ku kacaya 60 milyan oo Euro.

Heshiiskan ayaa waxaa maanta wasa saxiixday wasiirka Qorshaynta, maal-gashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya Jamal Maxamed Xasan, iyo safiirka midawga Yurub ee Soomaaliye Mr. Nicolas Berlanga Martinez.

Mashruuca dib udhiska waddooyinka goballada Soomaaliya ayaa waxaa dib loogu dayac tirayaa 355 kilomitir oo kamid ah waddooyinka isku xira dalka.

Wariyaha VOA-da ee Muqdisho ayaa warbixintan halkaasi ka soo dirtay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:33 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG