Somaliland ayaa waxaa ka socda diyaar garowga imtixaanka sanadlaha ah ee dugsiyada sare ee Somaliland.
Wasiirka waxbarashada Somaliland ayaa ka warbixiyay ardayda Somaliland ee sanadkan u fariisaneysa Imtixaanaadka ee Dugiga sare iyo dugsiga hoose dhexe.
Wariyaha VOA-da Sagal Mustafe ayaa warbixintan ka soo dirtay Hargeysa.