Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad shacab ahaa oo lagu dilay Galgaduud


Galgaduud Region Somalia
Galgaduud Region Somalia

Deegaanka Dhiin Waris oo qiyaastii 18km u jira magaalada Dhuusa Mareeb waxaa habeen hore rag hubrysan ay ku dileen afar qof oo shaqaale ka ahaa goob lagu xanaaneeyo Shinida.

Saraakiisha Booliska ee Dhuusa Mareeb ayaa sheegay inay wadaan baaritaan ku aadan sababta iyo cidda dilka ragaasi ka dambeysay.

Deerow Xassan Macalin oo adeer u ah mid ka mid ah afarta qof ee la dilay ayaa VOA xog ka siiyey sida ay wax ud haceen.

Warbixin ku saabsan dhacdadan iyo wareysiga Deerow, halkan hoose ka dhageyso.

Dad shacab ahaa oo lagu dilay Galgaduud
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:17 0:00

XS
SM
MD
LG