Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waare oo ka Hadlay Xiisadda Hiiraan


Waare
Waare

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in la damiyo xiisadda ka dhalatey dilka Taliyihii Booliiska gobolka Hiiraan G.Dhexe Maxamed Macow Xalane, dilkaas oo keenay banaanbaxyo ka dhacay magaalda Beledweyne.
Magaaladda Baladweyne waxaa sidoo kale ka taagan xiisad la xariirta xilka qaadis uu Madaxweyne Waare uu ku sameeyey gudoomiyhii gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed)
Warbixin arrimahaas ka hadlaysa waxaa nooga diyaarisey Sahra Cabdi Axmed.

Dhageyso Xiisadda Hiiraan
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:04 0:00

XS
SM
MD
LG