Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda Kala-bayr oo maanta degan


Hiiraan

Xaalada deegaanka Kala-bayr ee degmada Jawiil ee Gobolka Hiiraan ayaa maanta deggan ka dib markii shalay halkaasi uu ka dhacay iska hor-imaad.

Iska hor-imaadkaas ayaa waxaa ku dhintay taliyihii booliska gobolka Hiiraan Gaashaanle Dhexe, Maxamed Macow Xalane iyo sarkaal kale.

Wariyaha VOA-da Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan goor dhow halkaasi ka soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:31 0:00

Dhinaca kale, dowladda Soomaaliya iyo qaar ka mid ah Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobolka ayaa ka hadlay iska horimaadkii shalay Sida ay ku soo waramayeso Wariyaha VOAda ee Muqdisho. Seynab Abuukar Maxamed.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:10 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG