Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka oo xoojinaya howl-gallada Soomaaliya


Thomas Waldhauser

Dowladda Mareykanka ayaa wacad ku martay inay sii xoojineyso howgaladeeda Soomaaliya ee ujeedkoodu yahay nabad ku soo dabaalidda Soomaaliya, iyo sidii looga adkaan lahaa argagixisada.

War-saxaafadeed ka soo baxay taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRICOM ayaa hadalkan lagu sheegay ka dib markii shalay ay booqasho ku tageen Muqdisho taliyaha taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa, Gen. Thomas Waldhauser, iyo Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa inoo soo koobaya War-saxaaadeedka.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:42 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG