Midowga Ardayda Jaamacadda City ee magaalada Muqdisho ayaa leh dowlad u dhisan sida nidaamka dowladeed ee caalamiga ah.
Dowladdan oo leh madaxweyne, madaxweyne ku xigeen, wasiiro iyo gole sharci dejin, ayaa ka shaqeysa danaha ardayda, sidoo kalena ah fursad ay ardayda ku bartaan habka dowladaha ay u shaqeeyaan.
Axmed Cali Sheekh ayaa sida ay dowladda u shaqeyso ka wareystay Maxamed Muuse Aaden (Maxamed Kaafi) oo ah madaxweynaha dowladda.
Facebook Forum