Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad ku dhintay dagaal beeleed ka dhacay Galgaduud


Toddoba qof ayaa ku dhintay, tiro kale oo dad ahna way ku dhaawacmeen dagaal xalay ka dhacay deegaanka Taragaduud ee gobolka Galgaduud.

Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu u dhaxeeyey laba maleeshiyo beeled, waxaana uu daba socda dilal horey halkaasi uga dhacay.

Odayaasha ayaa lagu soo warramayaa in iminka ay wadaan dadaallo lagu qaboojinayo xiisadda.

Cabdiwaaxid Macalin Isaaq oo ku sugan Gaalkacyo ayaa warbixintan soo diray.

Dad ku dhintay dagaal beeleed ka dhacay Galgaduud
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:58 0:00

XS
SM
MD
LG