Somaliland iyo Puntland ayaa maanta is-dhaafsaday 17 ka mid ah ciidamadooda kuwaasi oo ay ku kala qabsadeen dagaalladii bishii May ee sannadki hore ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.
Hay’adda ICRC ayaa maxaabiista maanta u kala dhoofisay magaalooyinka Garowe iyo Hargeysa.
Warbixintan waxaa Hageysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.