Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Roobab waxyeello gaystay oo ka da'ay Puntland


Boosaaso
Boosaaso

Roob xoog badan oo ka da'ay gobollada Puntland ayaa sababay in waxyeelo ay soo gaarto wadada laamiga ah ee isku xirta gobollada Puntland.

Roobabkan ayaa sababay shilal is-daba joog ah oo ka dhacay inta u dhexeyasa Boosaso iyo Qardho kuwaasoo sababay dhimasho dhaawac iyo burbur hantiyeed.

Weriyha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixin nooga soo dirtay magaalaad Boosaaso.

Roobab waxyeello gaystay oo ka da'ay Puntland
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:54 0:00

XS
SM
MD
LG