Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Duruufaha ay ku Soomaan Barakacayaasha Baydhaba


Iyadoo lagu jiro maalmihii u dambeeyay ee bisha barakayasan ee ramadaan ayaay qoysas badan oo sabool ah aaney haysan cuno ay ku afuraan, Qoysaskan ayaa maalin waliba u afur doonta goobo lagu siiyo cuno bisil. Cunaooyinkaasi ayaa waxaa soo qaaraamay dad duco doon ah oo ku sadaqeysta saa’imminta aan heli karin afurka.

Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddabaadkan (May 29,2019) ayaanu ku eegeynaa duruufaha adag ee ay ku soomaan qoysaska barakacayaasha iyo guud ahaan kuwa saboolka ah ee Magaalada Baydhabo.

Dhageyso barnaamijka oo dhameystiran.

Duruufaha Ay Ku Soomaan Barakacayasha Baydhaba
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:50 0:00

XS
SM
MD
LG