Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin gaar ah: Geerida Faaduma Cali iyo Seygeeda


Col. Faadumo Cali Raage, iyo Seygeeda Bashaar Shariif Cabdullahi Waxey 22 bishan ku dhinteen qaraxii ka dhacay Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho.

Faadumo, iyo seygeeda oo ka tirsanaa ciidamada Danab, waxey wakhti badan galiyeen militariga Soomaaliya.

Faadumo, waxey ahayd taliye ciidan, iyo hooyo 10 caruur ah oo kan ugu yar uu jirey 3 asbuuc oo qura.

Haddaba, waa qof noocee ah Faadumo Cali, Wasaaradda Gaashaandhigase maxaa xaquuq oo ay ku leeyhiin qoysaska ay ka tagaan askarta naftooda u huro difaaca dalka, dagaalka adag kula jira Al-Shabaab.

Warbixintan gaar ah waxaa ay VOA ku wareystay Wasiirka Gaashaandhiga iyo ehelada Col. Faadumo Cali iyo seeygeeda Bashaar ka diyaarsey Sahra Cabdi Axmed.

Warbixin gaar ah: Geerida Faaduma Cali iyo Seygeeda
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:40 0:00

XS
SM
MD
LG