Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Goodax oo ka warbixiyey imtixaanka dib u furmay


Goodax
Goodax

Imtixaanka Dugsiga Sare ayaa maanta markale dib loo fadhiistay Koonfrta iyo Badhtamaha Soomaaliya.

Imtixaamkan ayaa markii hore uu ku yimid fashil kadib markii uu ku baxay si aan sharci ahayn taasi oo keentay in gebi ahaanba la joojiyo.

Wasiirka Waxbarasahda Soomaaliya Cabdulaahi Goodax Barre ayaa VOA-da uga waramay imtixaanka maanta iyo kalsoonida inta ay le’egtahay.

Waxa uu u warramay weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Goodax oo ka warbixiyey imtixaanka dib u furmay
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:10 0:00

XS
SM
MD
LG