Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Korneyl Tuke oo Lagu Xukumay inuu Bixiyo $500,000


Sarkaal horey uga tirsanaa ciidamadii miltariga ee Xukumaddii Maxamed Siyaad Barre oo maalmahan ay maxkamadi uga socotay Gobolka Virginia ee dalkan Mareykanka ayaa Xeer-beegti qaadeysay dacwaddiisa ay ku heleen mid ka mid ah laba eedeymood oo loo heystay.

Korneyl Yuusuf Cabdi Cali oo loo yaqaano Tuke ayaa lagu helay eed aheyd inuu masuul ka ahaa jir dil 31 sanadood ka hor loo geystay Farxaan Maxamuud Taani Warfaa, waxeyna maxkamaddu ku xukuntay inuu bixiyo lacag gaareysa 500,000 kun oo dollar oo magdhawo ah.

Wariyaha VOAda Maxamed Colaad Xassan oo dacwaddan la socday ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

Dhageyso Dacwadda Korneel Tuke
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:10 0:00

XS
SM
MD
LG