Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax Caawa ka Dhacay Muqdisho

Askari taagan meel uu qarax ka dhacay Muqdisho
Askari taagan meel uu qarax ka dhacay Muqdisho

Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in qarax baabuur uu ka dhacay degmada Xamar Weyne gaar ahana dhabarka dambe ee taallada SYL.

Qaaraxan ayaa wararku sheegayaan inuu ka dhashay baabuur laga soo buxuiyey waxyaabaha qarxa. Ilaa hadda ma cadda in lagu dhuftay iyo in meesha la dhigay.

Qaraxa ayaa dhacay ilaa hal saac kaidb markii Muqdishu laga afuray.

XS
SM
MD
LG