Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Wicitaanka: Cabdullahi Goodax Barre

Goodax
Goodax

Kusoo dhawaada Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha. Waxaa marti ku ah todobaadkaan, wasiirka waxbarashada Dowlada Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre.

Waxaa soo diyaariyay soona jeedineysa Falastin Axmed Iman.

Dhageyso barnaamijka Wicitaanka Dhageysataha
please wait

No media source currently available

0:00 0:25:49 0:00

This item is part of
XS
SM
MD
LG