WASHINGTON. D.C —
Somaliland ayaa maanta waxaa lagu qabtay munaasabado loogu dabaal degayo 28 guuraddii ka soo wareegtay markii Somaliland ay ku dhawaaqday inay ka go'dey Soomaaliya inteeda kale.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo khudbad ka jeediyay munaasabadda ayaa kaga hadlay wax qabadka xukumaddiisa iyo siyaasadda arrimaha dibadda oo ay ku jirto aqoonsi raadinta Somaliland, iyo wada hadallada Maamulka Somaliland iyo Dowladda Federalka ee Soomaalia.
Wariyaha VOA Sagal Mustafe Xasan ayaa warbixintan soo dirtay.