Barnaamijka waxa aan toddobaadkan kaga hadleynaa noocyada raashiin ee ay dadku ku afuraan bisha barakaysan ee Ramadaan, diyaarintooda iyo saameynta caafimaad ee ay ku yeeshaan saa’imiinta.
Dhageyso barnaamika Haweenka iyo Qoyska