Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Odayaasha Muqdisho oo ka hadlay xaaladda magaalada


Muqdisho
Muqdisho

Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee magaalada Muqdishu ayaa maanta kulan wata tashi ah oo ay yeesheen kaga hadlay arimaha amniga caasimadda iyo dhibaatada ay wadooyinka xiran magaalada ku hayaan.

Odayaasha ayaa sheegay in ujeedka kulankoodu uu ahaa “cabasho ka dhan ah go’doon ay Muqdisho ku jirto muddo ka badan hal sano.”

Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray. Wariyaha VOA-da Xassan Kaafi Qoyste.

Odayaasha Muqdisho oo ka hadlay xaaladda magaalada
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:43 0:00

XS
SM
MD
LG