Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muhiimadda maalinta 15 May ee SYL


SYL
SYL

Maanta waxay ku beegan tahay sannad-guuradii 76-aad ee markii la aasaasay ururkii dhalinyarada ee Somali Youth League, 15-kii May sannadkii 1943-dii.

Munaasabado iyo xaflado ayaa qorshaysan maanta iyo caawa oo lagu xusayo maalintan.

Haddaba muhiimadda maalinta dhalinyarada ahna sannadguurada aasaaskii SYL ayaa Falastiin Axmed Iimaan ay ka waraystay Admiral Faarax Cumar Axmed “Faarax Qare’ oo horey taliye ugu soo noqday ciidamada badda, haatanna madax ka ah hay’ad cilmi-baaris.

Muhiimadda maalinta 15 May ee SYL
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:18 0:00

XS
SM
MD
LG