Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ardayda dugsiyada sare ee Soomaaliya oo dibadbax dhigay


Arday 2
Arday 2

Bannaanbaxyo ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo ay sameeyeen ardayda fasallada Form 4 ee dusgiyada sare.

Ardayda ayaa ka cabanayey imtixaankoodii oo ay dawladdu baab’isay kadib markii la sheegay inuu baxay kadibna suuqa la geliyey.

Sidaas oo kale bannabaxyo kuwaasi la mid ah oo ay ardaydu sameeyeen waxay ka kala dhaceen magaalooyinka Beledweyne iyo Kismaayo.

Weriyayaasha VOA ee ayaa warbixinadan noo soo diray.

Ardayda dugsiyada sare ee Soomaaliya oo dibadbax dhigay
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:57 0:00

XS
SM
MD
LG