Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saameynta leexinta duulimaadyadii Muqdishu iyo Nairobi


Dowladda Kenya ayaa dhawaan joojisay duulimaadyadii tooska ahaa ee isaga kala gooshi jiray Muqdisho iyo Nairobi, iyadoo duulimaadyadu ay soo marayaan magaalada Wajeer ee Gobolka Waqooyiga Bari Kenya.

Saraakiil Kenyan ah ayaa sheegay in go’aankaasi ay Kenya u qaadatay sababo dhinaca amaanka ah, laakiin dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in go’aanka Kenya uu yahay “mid siyaasadeysan.”

Dowladda federaalka ayaa sidoo kale Kenya weydiisatay in go’aankaasi ay ka noqoto

Go’aankaas ayaa dhinaca kale saaemyn ku yeeshay rakaabka isaga kala goosha labada caasimadood, sida uu warbixin ku eegayo Wariyaha VOA-da Khadar Maxamud Xareed.

Saameynta Leexinta Duulimaadyaddii Muqdishu iyo Nairobi
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:05 0:00

XS
SM
MD
LG