Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sarkaal Gaalkacyo Lagu Dilay


Talyihii Howlgalka Ciidanka Milatariga ee gobalka Mudug Khaliif Nuur Shiil ayaa maanta u dhintay dhaawac halis ah oo ay magaalada Gaalkacyo ugu geysteen rag ku hubeysnaa bistoolado.

Goobjoogayaal ku sugnaa halka lagu dhaawacay taliyaha ayaa waxa ay sheegeen in 3 nin oo dhalinyaro ah, ay weerareen taliyaha xilli uu kasoo baxay masjid uu kusoo tukaday salaadii Taraawiixda mana jirin ilaalo la soctay sargaalka.

Dilka sarkaalkan ayaa waxaa sheegtay ururka Al Shabab.

Faah-faahinta warkaan waxaa Gaalkacyo kasoo diray Cabdiwaxid Macalim Isxaq.

Dhageyso warbixinta dilka sarkaalka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:17 0:00

XS
SM
MD
LG