Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Arday Indho La' oo Imtixaanka D. Sare u Fariistay


28 arday oo indho la' ayaa ku jiray 31,500 arday sanadkan u fariisatay imtixaanka dugsiga sare ee ay qaaddo Dawladda Federalka ee Somalia.

Ardaydaas waxaa ka mid ahay Samiira Jimcaale oo sheegtay inay ku faraxsan tahay fursaddan ay heshay.

Warbixintan waxaa magaalada Muqdisho ka soo diray wariyaha VOAda Cabdulqaadir M. Cabdulle.

Dhageyso Ardayda Indhaha La'
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:13 0:00

XS
SM
MD
LG