Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirkii Garoowe oo Natiijo La'aan ku Dhammaaday


Madaxda Soomaalida
Madaxda Soomaalida

Magaalada Garawe, Waxaa natiijo la'aan ku soodhamaaday shirki u dhaxeeyay madaxda Dowlada Federaalka iyo kuwa maamul gonoleedyada.

Wararki ugu danbeeyay ee shirka waxaa Garoowe kasoo diray wariyaheenna Nuux Muuse Birjeeb.

Dhageyso warbixinta Shirki Garoowe
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:34 0:00

Dhinaca kale, ma jiro wax war ah oo weli ka soo baxay dowladda federalka ah ee Soomaaliya oo ku aadan shirkan. Balse, madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa markii uu ku noqday Kismaayo faah faahin ka bixiyay shirkii natiija la'aanta ku soo dhammaaday, isagoo ku eedeeyay dowladda federaalka inay faragelin ku heyso arrimaha doorashada Jubbaland.

Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan Nayrobi ka soo diray.

Axmed Madoobe oo eedeeyey Dowladda Federaalka ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:56 0:00

XS
SM
MD
LG