Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee Ayey Qoysaska Soomaalida ee Columbus, Ohio Uga Faaiideystaan Adeegyada Caafimaad?


arnaamijka waxa aan toddobaadkan ku soo qaadaneynaa adeegyada caafimaad ee dowaldda maraykank ugu talo gashay dadka Mareykanka, gaar ahaan kuwa danta yar oo ay Soomaalidu ka mid tahay.

Qaar badan oo ka mid ah dadka Soomaalida waxa ay dhibaato ka haysataa jahadii ay aadi lahaayeen marka ay dhibaato caafimaad la soo gudboonaato iyagoo adeeggiina haysta.

Haddaba barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ayaan ku eegeynaa sida ay dadka Soomaalida ah ee deggan magaalada Columbus ee gobolka Ohio uga faa’iideysan karaan adeeygayadaasi ay dowladda ugu talo gaashay, iyo sidoo kale baaritaan caafimaad oo bilaash oo sanadkiiba mar loo fidiyo bulshada soomaalida ah ee deggan magaaladaasi Columbus.

Caasho Ibrahim Aden ayaa barnaamijka soo diyaarisay, iyada ayaana nala socodsiineysa.


XS
SM
MD
LG