Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey shirka Garoowe


Madaxda Soomaalida
Madaxda Soomaalida

Shirka wada-tashiga ee madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamul gobaleedyada uga socda magaalada Garoowe ayaa maanta galay maalintiisi lixaad.

Illaa iyo hadda ma jiraan wax natiijo ah oo ka soo baxday kulankaas, waxaana weli la isku hayaa arrimihii laga wada-hadlayey.

Shirkan ayaa noqonaya kii ugu waqtiga dheeraa ee ay yeeshaan madaxda dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada, waxaana wax badan la iska weydiinayaa waxa la isku mari la’ayahay iyo caqabadaha shirkan ku hor gudban.

Haddaba warbixino ku saabsan halka uu marayo shirka, caqabadaha haysta iyo sida ay u arkaan dadweynaha waxaa inoo soo diray weriyayaasheena Garoowe iyo Muqdisho.

Wararkii ugu dambeeyey shirka Garoowe
please wait

No media source currently available

0:00 0:17:22 0:00

XS
SM
MD
LG