Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga VOA: Kufsiyada ka dhaca Soomaaliya


Kufsiga waa mid ka mida xadgudubyada bani’aadamka loo geysto, kuwa ugu xun, wuxuuna ku dhacaa dumar iyo caruur wiilal iyo gabdhaba leh.

Dhaqan ahaan Soomaalida kufsiga waxa uu ka mid yahay danbiyada aanan si kore loo sheegin, inkastoo dunidan horumarteyba la sheego in ay sanado badan qaadato in dadka la kufsadaahi ay ka hadlaan.

Hadaba masuuliyad intee la eg ayaa ka saran maamulada deeganada ay falalkan ka dhacayaan muxuuse yahay sharciga lagu qaado dhagar qabayaasha danbiyadan geysta?

Waxaan arrimahaasi oo dhan ku lafa-guri doonnaa barnaamijka Bandhiga VOA oo ay soo diyaarisay soona jeedinayso Falastiin Axmed Iiman.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:15:10 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG