Isku xirrada

War Deg-Deg ah

IGAD oo Nairobi ka furtay shir looga hadlayo qaxootiga


Shirka Nairobi
Shirka Nairobi

Shir uu soo qaban qaabiyay Urur Goboleedka IGAD oo looga hadlayay sidii xal loogu heli lahaa arrimaha dadka qaxootiga ee xuduudaha ka tallaaba iyo kuwa lagu qasbo inay ku barakacaan gudaha dalalkooda, ayaa maanta ka furmay magaalada Nairobi.

Shirkan ayaa waxaa si gaar ah diiradda loogu saaray barkacayaasha Bariga iyo Geeska Africa.

Shirkan oo socon doona saddex maalmood, ayaa dalalka lagu casuumay waxaa ka mid ah Soomaaliya oo qaxootiga iyo barkacaba uu ka jiro.

Weriyaha VOA ee magaalada Nairobi Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan inoo soo diray.

IGAD oo Nairobi ka furtay shir looga hadlayo qaxootiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:38 0:00

XS
SM
MD
LG