Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ammaanka Masaajidada dalalka Yurub oo la adkeeyey


Mudooyinkii u danbeeyey dunida waxa sare u kacay weerarada lala beegsanayo goobaha cibaada, iyadoo la weeraray masaajido iyo waliba kiniisado.

Hadaba iyadoo lagu guda jiro bishii Ramadaan ayaa muslimiinta ku dhaqan qaar ka mid ah dalalka reer galbeedku ay wadaan talaabooyin ay ku xoojinayaan amaanka masaajida.

Sheekh Axmed-dayib Xuseen waxa uu kamid yahay culimada magaalada Birmingham ee dalka Britain waxaana uu Cabdixakiim Maxamuud Shirwac uu uga waramay sida uu ay u xoojinayaan, waxaana uu ugu horeyn weydiiyey waxa dareenka dhaliyey.

Ammaanka Masaajidada dalalka Yurub oo la adkeeyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:11 0:00

XS
SM
MD
LG