Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dadka qaba HIV/ADIS ee Somalia oo dhibaatooyin wajahaya


Dadka la nool xanuunka HIV/AIDS ee ku dhaqan Soomaaliya ayaa la sheegayaa inay xilligan wajahaya xaalad adag oo dhanka nolosha ah.

Xarumaha dadkan la shaqeeyaa ee caawiya ayaa waxay shegayaan in dadka qaba xanuunkan ay bulshada kala kulmaan faquuq joogto ah.

Wariyahayaga Cabdiqaadir Maxamed Cabdulle ayaa xaaladda ay dadkaasi ku sugan yihiin iyo caqabadaha ay la kulmaan ka waraystay Aaxmed Maxamed Jimcaale oo xarunta scac oo la shaqaysa dadka qaba xanuunka.

Dadka qaba HIV/ADIS ee Somalia oo dhibaatooyin wajahaya
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:19 0:00

XS
SM
MD
LG