Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shilalka baabuur oo kusoo badanaya Somaliland


Hargeysa
Hargeysa

Mudooyinkii u danbeeyey deegaanada Somaliland waxa ku soo badanaya shilalka gaadiika iyadoo 24-kii saacadood ee u danbeeyey ay ku waxyeeloobeen in ka badan toban qof kuwaasi oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Wasiirka gaadiidka iyo horeumarinta jidadka ee Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan oo VOA u warmay ayaa sheegay inay shilalka soo badanaya aawadeed adkeeyeen qaadashada ruqsada wadista gaadiidka.

Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa sidoo kale sheegay inay hirgalinayaan hanaanka baadhista badqabka gaadiidka, waxaana uu wasiirku u waramay Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Shilalka gaadiika oo kusoo badanaya Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:04 0:00

XS
SM
MD
LG